Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDowro loo Qabtay Mu'adiniinta Masaajidda ku Yaala Jamaame. .

Dowro loo Qabtay Mu’adiniinta Masaajidda ku Yaala Jamaame. [Dhagayso].

Magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu soo gebegebeeyay dowro diini ah, oo muda shan maalmood ah u socotay mu’addiniinta masaajidda ku yaala magaalada.

Dowradan ayay mu’addiniintu ku qaateen duruus kala duwan, waxayna u mahadceliyeen macallimiinta iyo masuuliyiinta maktabka Dacwada.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.