Dadka ku dhaqan tuulada Buulo-Sheekh oo hoostagta deegaanka Haawaay ee gobalka Sh-hoose yaa loosoo xiray dowro sharci ah, kuwaas oo ay ku qaateen duruus kala duwan.
Dowrada ayaa socotay muddo 8 maaalmood ah, waxaana loosoo xiray qeybaha kala duwan ee dadka ku dhaqan tuulada, kuwaas oo isugu jira rag iyo dumar.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada