Qaar kamid ah Ganacsatada deegaanada hoos taga degmada Qoryooley ayaa ka faa’iideystay dowro uu maamulka islaamiga ah ee Sh-hoose u qabtay.
Ganacsatada dowrada loosoo xiray ayay tiradoodu aheyd 60 ruux, waxaana mudadii ay socotay ay ku qaateen duruus kala duwan.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada