Dowradaan oo socotay muddo todobaad ah ayaa waxa uu Maktabka Dacwada ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose u qabtay, ganacsatada deegaanka Kuunyo Barrow.
Ganacsatada ayaa waxa ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan, waxaana munaasabadda xiritaaanka kasoo qeyb galay marti kala duwan.