Maktabka Zakawaatka degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa dowro diini ah usoo xiray qaar kamid a howlwdeennada maktabka.
Dowradaan oo socotay muddo 2 maalmood ah ayaa waxa ay howlwdeennada maktabka ku qaateen duruus kala duwan.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada