Maktabka caafimaadka ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose, ayaa soo gabagabeeyay dowro sharic ah oo uu uqabtay bahda farmashileyda ee deegaanka Kuunyo Barrow.
Dowrada oo socotay muddo 5 maalmood ah ayaa waxa ay farmashileyda ku qaateen, duruus kala duwan oo diini ah iyo kuwa khuseeya caafimaadka.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada