Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsDowro Sharci ah oo loosoo Xiray Macallimiinta Madaariista Deegaanka Haawaay ee Sh-hoose.

Dowro Sharci ah oo loosoo Xiray Macallimiinta Madaariista Deegaanka Haawaay ee Sh-hoose.

Dowradaan oo soconeysay muddo 18 maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay, macallimiinta wax ka dhigta madaarista ku taalla deegaanka Haawaay ee gobalka Sh-hoose.

Macallimiinta Dowrada qaatay ayay tiradoodu aheyd 7 macallin, waxa ayna ku qaateen duruus kala duwan oo ay ka faa’iideen.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.