Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDowro Sharci ah oo Loosoo Xiray Qaar Kamid ah Bulshada ku Dhaqan...

Dowro Sharci ah oo Loosoo Xiray Qaar Kamid ah Bulshada ku Dhaqan Saakow.[DHAGEYSO]

Waxa degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-dhexe dowro sharci ah loogu soo xiray, qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmadaas.

Dadka dowrada loosoo xiray ayay tiradoodu aheyd in ka badan 70 ruux, waxaana ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan oo mihiim ah.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.