Tuesday, May 13, 2025
HomeAll NewsDowro Sharci ah oo Saakow Loogu Soo Xiray Harqaanleyda Magaaladaas.

Dowro Sharci ah oo Saakow Loogu Soo Xiray Harqaanleyda Magaaladaas.

Dowradaan ayaa waxa uu maktabka dacwada ee degmada Saakow ee gobalka Jubada-dhexe uqabtay, 45 kamid ah harqaanleyda ku dhaqan degmadaas.

Dowrada oo socotay muddo todobaad ah ayaa waxa ay harqaanleyda ku qaateen duruus kala duwan, waxaana ay sheegeen iney ka faa’iideen dowrada.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.