Ciidamada loogu yeero Danab ee uu Mareykanku tababartay ayaa waxa ay tuulo hoostagta deegaanka Sabiid ee gobalka Sh-hoose waxa si bareer ah ugu laayeen qoys ka kooban 5 ruux.
Ehellada dadka ay laayeen ciidanka Danab iyo Suldaan Maxamed Mayow oo ah Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka ee Sh-hoose ayaa si adag uga hadlay tacaddiga ay ku kaceen ciidankaas.
Halkaan ka Degso Warka Odayaasha.