Ehud Barak oo ah Ra’iisal Wasaraarihii hore ee maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa ku baaqay, in si degdeg ah looga taqalluso Maamulka Yahuudda oo uu ku tilmaamay kii gu xumaa ee soo mara taariikhda Sahaayinada.
Maqaal uu qoray ninkaan islamarkaana lagu baahiyay wargeysiga cibriga ah ee Haaretz ayuu kaga hadlay, fashilka iyo guur-darrada maamulka Yahuudda ka heysta duullaankiisa Qazza, iyo burburka xooggan ee ku socda kayaankaas.
Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda