Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsEhud Olmert: Yahuuddu Waxa ay Qarka u Saaran Tahay Dagaal Sokeeye.

Ehud Olmert: Yahuuddu Waxa ay Qarka u Saaran Tahay Dagaal Sokeeye.[WARBIXIN]

Marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya walaaca ay madaxda maamulka Yahuudda ka muujinayaa jiritaankooda, kadib guuldarrooyin is daba joog ah oo ay la kulmeen mudooyinkii lasoo dhaafay.

Ra’iisal Wasaarihii hore ee maamulka Yahuudda Ehud Olmert ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in Yahuuddu ay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye, iyadoo horay walaacyo badan looga muujinayay burburka maamulkaan.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.