Xukuumadda Asmara ayaa digniin udirtay dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Adis Ababa laga hurinayo, dagaal dhexmara labada dowladood.
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Asmara ayaa war qoraal oo uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay, in qaar kamid ah ururada siyaasadeed ee ka jira Itoobiya, ay wadaan qorshayaal iyo falal horseedi kara iney dib usoo cusboonaato colaaddii horau udhexmartay labada xukuumadood.