Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsFaahfaahin: 20 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarkii Masagawaay.

Faahfaahin: 20 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarkii Masagawaay.

Faahfaahin ayaa laga helayaa weerarkii ay maanta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen, askarta Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa deegaanka Masagawaay ee gobalka Galgaduud.

Ugu yaraan 9 askari ayaa lagu dilay weerarka halka lagu dhaawacay 11 kale, iyadoo ay firxadeen ciidankii kale ee ku sugnaa halkaas.

Waxaa intaasi dheer oo weerarkaan lagu soo furtay hub, rasaas iyo saanad millatari, kuwaas oo ay ka carareen ciidanka Dowladda Fedaraalka.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.