Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsFaarax Macallin"Wax Dowlad ah Kama Jirto Soomaaliya Waana Tuugo Qolada Talada Heysa"

Faarax Macallin”Wax Dowlad ah Kama Jirto Soomaaliya Waana Tuugo Qolada Talada Heysa”

Faarax Macallin oo ah Xillibaan katirsan baarlamaanka dalka Kenya, ayaa sheegay inaaney wax dowlad ah ka jirin Soomaaliya, qolada gacanta ku heysa taladana ay Mooryaan yihiin.

Wuxuu sheegay in Xasan Sheekh aanu awood u lahayn inuu meel dhowr boqol oo meter u jirta Madaxtooyada doorasho ka qabto, iskaba daa Soomaaliya oo dhame.

Dhanka kale wuxuu sheegay in Soomaaliya aaney ka jirin wax dowlad ah, qolyaha talada heysana ay mooryaan yihiin.

Halkaan ka Degso Warka Faarax Macallin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.