Sunday, June 1, 2025
HomeAll NewsFadliga 10-Ka Hore Ee Bisha Dul Xijja. (Dhagayso)

Fadliga 10-Ka Hore Ee Bisha Dul Xijja. (Dhagayso)

Waxaa inagu soo wajahan bisha fadliga badan ee DulXijja, waxaana dadka Muslimiinta ay ku dadaalayaan iney Allah ugu dhawaadaan maalmahan tobanka ah cibaadaad badan.

Sheekh Cali Cabdullaahi Cali Katiin oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad kooban oo uu Sheekhu kaga hadlay fadliga tobanka hore ee bisha DulXijja, isagoo Muslimiinta ku booriyay iney ka faa’ideystaan.

Halkan ka dhagayso kalimad Fadliga 10 Dul Xajja iyo Sheekh Cali Katiin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.