Fahad Yaasiin oo ah taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in burbur xooggan uu ku socdo ciidamada kala duwan ee Dowladda Fedaraalka.
Masuuliyiinta Dowladda Fedaraalka ayuu ku eedeeyay iney burburiyeen ciidanka una adeegsadeen siyaasado kala duwan, waxa uuna xusay in askarta lagu baai’iyay shirqool joogta ah sida uu hadalka u dhigay.
Audio Player