Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsFalanqeyn- Sanad iyo Sooyaal- Dagaalka Xuuthiyiinta iyo Reergalbeedka.

Falanqeyn- Sanad iyo Sooyaal- Dagaalka Xuuthiyiinta iyo Reergalbeedka.

Mid kamid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee dhacay sanadkan sii galbanaya ee 1446-da hijriyada, waa duullaanka xaga cirka ah ee Reer galbeedka iyo Yahuuddu ku qaadeen deegaannada ay Yemen ka maamulaan kooxda Xuuthiyiinta.

Hadaba waxaan soo dhaweyneynaa walaalkeen Muxsin Xasan oo inoo soo gudbinaya falanqeyn ku aadan dhacdadan iyo saameynta ay reebtay.

Halkaan ka Degso Falanqeyn- Dagaalka Xuuthiyiinta iyo Reergalbeedka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.