Mid kamid ah dhacdooyinkii saameynta lahaa ee ka dhacay dunida sanadkan 1446-da hijriyda, waa dil wadareedkii loo geystay hogaamiyaashii ugu sareeyay ururka shiiciga ah ee Xisbullaah, hadaba sidee ayay u dheceen howlgalladaas? Saameyn noocee ah ayaana ka dhashey? Waxaan soo dhaweyneynaa walaalkeen Cabdiraxmaan Badar oo falanqeynaya qodobkan.