Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsFarmaajo oo Eedeymo Culus Ujeediyay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Farmaajo oo Eedeymo Culus Ujeediyay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah Madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu dhaliillo xooggan ugu jeediyay Xasan Sheekh.

Farmaajo ayaa sheegay in aan la aqbali karin habdhaqanka siyaasadeed ee uu iminka wax ku wado Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka, kaas oo uu ku sifeeyay damac gurracan.

Waxa uu cambaaareeyay doorashada uu qabanayo Xasan Sheekh ee halka dhinac ah, taas oo uu ku sifeeyay mid aan sharci aheyn, isagoona Xasan uga digay in uu xaalad halis ah galiyo dalka.

Halkaan ka Degso Warka Farmaajo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.