Madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu xaalad xun ku wado dalka.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu eedeymo ugu jeediyay Xasan Sheekh.
Farmaajo ayaa sheegay in Xasan uu Doonayo inuu qabto doorasho uu kaligiis maamulayo, wax tix galin ahna uusan uheynin dadka iyo dalka.