Monday, April 21, 2025
HomeUncategorizedFarriinta Maxbuuskii 03aad ee Lagu Qabtay Dagaalkii Masaajid Cali Gaduud oo la...

Farriinta Maxbuuskii 03aad ee Lagu Qabtay Dagaalkii Masaajid Cali Gaduud oo la Baahiyay.

Waxaa la baahiyay qeybta sadaxaad fariimo ka imaanaya maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa Axmed Cusmaan Shariif, waxa uuna ciidamada Dowladda Fedaraalka ku biiray sanadkii 2021-ka, ugu dambeynna waxaa lagu qabtay weerarkii Masaajid Cali Gaduud.

Halkaan ka Degso Warka Maxbuuska

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.