Askari katirsan ciidamada Dowladda Federaalka oo ku jira gacanta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa diray farriin ku socota Ciidamada Dowladda Federaalka.
Askarigaan oo lagu magacaabo Karaar Maxamed Aadan ayaa waxa uu kamid ahaa, Maxaabiistii lagu qabtay weerarkii ka dhacay degmada Towfiiq (Masaajid Cali Gaduud) ee gobalka Sh-dhexe.