Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsFiqi oo Sheegay in La Wareegitaanka Xawaadley Aysan u Joogi Karin Magaalada...

Fiqi oo Sheegay in La Wareegitaanka Xawaadley Aysan u Joogi Karin Magaalada Muqdisho.

Axmad Macallin Fiqi oo ah Wasiirk Gaashaandhigga Dowladda Fedaraalka, ayaa ka hadlay qabsashadii ciidamo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee degaanka Xawaadleey iyo ka bixitaanki ciidankooda iyo kuwa shisheeye.

Wuxuu sheegay in qabsashada Xawaadleey aysan ujoogi karin magaalada Muqdisho ama gobolka Banaadir, waxaana hadalladiisa laga dheehanayay baqdin uu ka qabo inuu dagaalka usoo wareego degmooyinka Xamar.

Wuxuu tilmaamay ineysan degmooyinka gobolka Banaadir sida Kaaraan, Kaxda iyo Dayniile ka difaacan karin Muqdisho, qabsashadii degaanka Xawaadleey ee gobolka Sh/Dhexe ayaana fajac iyo lama filaan ku noqoday madaxda Dowladda Fedaraalka, maadaama saameynta ka dhalatay ay ka dareemayaan xafiisyadooda.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.