Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsFoolkaanooyinka Itoobiya oo Kala Jaray Wadadii Tareenka ee Dalkaasi ku Xireysay Jabuuti.

Foolkaanooyinka Itoobiya oo Kala Jaray Wadadii Tareenka ee Dalkaasi ku Xireysay Jabuuti.

War kasoo baxay Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa lagu sheegay, in foolkaanooyinkii dhawaan ka billawday dalkaasi ay saameyn xooggan ku yeesheen, wadadii tareenka iyo gaadiidka ee isku xiri jirtay dalkaas iyo Jabuuti.

Muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya, wadada tareennada ee isku xirta Itoobiya iyo Jabuuti oo dildilaacday, taas oo saameyn ku yeelaneysa dadka Xabashida ah, maadaama ay wadadaasi usoo maraan badeecado badan.

Halkaan ka Degso Warka Foolkaanooyinka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.