Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsForeign Policy: Diyaaradaha Drones-ka oo Badalay Qaab Dagaaleedka Koonfurta Aasiya.

Foreign Policy: Diyaaradaha Drones-ka oo Badalay Qaab Dagaaleedka Koonfurta Aasiya.[WARBIXIN]

Qaaradda Aasiya waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay marti galisay dagaallo u dhaxeeya qaar kamid ah dowladaha Mandiqadda oo ay ugu horreeyaan xukuumadaha Pakistan iyo Hindiya.

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaanno Drones-ka ayay warbixinnadu tilmaamayaan iney wax weyn ka badaleen, qaabka ay ku socdaan dagaallada qaaradda Aasiya.

Halkaan ka Degso Warbixinta Drones-ka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.