
Gadiidleeydan oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaaa ka hadlay, dhibaatada ay ku qabaan maritaanka wadooyinka ku yaalla halkaasi iyo burburka baaxadda leh ee ka jira.
Waxay dhanka kale sheegeen gadiidleydan iney isku dayeen ka qeyb qaadashada dhismaha wadooyinkan, balse ay waayee cid ku garab istaagta arrintaasi, iyagoona eedda koobaad ujeediyay maamulka taabacsan Dowladda Fedaraalka ee ka jira halkaasi.