Marinka Qazza waxa uu wajahayaa duullaan Cudwaani ah oo kaga imaanaya maamulka Yahuudda, waxaana maalin waliba halkaasi ka dhacaya duqeymo ay ku shahiidayaan dad badan oo Muslimiin ah.
Sidoo kale waxaa marinka ka jirta gaajo baahsan oo ah tii ugu darneyd, kadib markii uu Kayaanka Suhyuuniga ah go’doon adag kusoo rogay magaalada, taas oo sababtay in dadka ay u geeriyoodaan gaajo darteed, iyadoo lasoo warinayo qiyoosin uur ku taallo leh.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza