Tuesday, April 29, 2025
HomeAll NewsGanacsade Kasoo Tagay Koonfur Afrika oo Xarun Ganacsi ka Furtay Jamaame oo...

Ganacsade Kasoo Tagay Koonfur Afrika oo Xarun Ganacsi ka Furtay Jamaame oo u Waramay Al-Furqaan.

Maxamuud Cumar Shariif Cabdulle, waa ganacasade Soomaaliyeed oo kasoo tagay dalka Koonfur Afrika, xarun ganacsina ka furtay magaalada Jamaame.

Hadaba muxuu uga soo tagay Koonfur Afrika, oo uu ganacsigiisa ugu soo wareejiyay Soomaaliya, waxaana wareysigaan la yeeshay Wariye Cali Aadan.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.