Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsGanacsatada iyo Odayaasha Degmada Sablaale oo Dowro loo soo Xiray.

Ganacsatada iyo Odayaasha Degmada Sablaale oo Dowro loo soo Xiray.

Dowradaan oo uu soo qaban qaabiyay maktabka dacwada ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa waxaa loo qabtay, ganacsatada iyo odayaasha degmada Sablaale ee Sh-hoose.

Dowrada oo socotay muddo 6 maalmood ah ayaa waxa ay odayaasha iyo ganacsatada ku qaateen duruus kala duwan.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.