Dowradaan oo socotay muddo 8 maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay, qeybaha kala duwan ee ganacsatada deegaanka Haawaay oo katirsan gobalka Sh-hoose.
Ganacsatada ayaa waxa ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan, waxa ayna ka warbixiyeen waxyaabihii ay ka faa’iideen.