Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsGanacsatada Muqdisho Muqdisho oo Kasoo Horjeestay Mashruuc Hantidooda Lagu Dhacayo.

Ganacsatada Muqdisho Muqdisho oo Kasoo Horjeestay Mashruuc Hantidooda Lagu Dhacayo.

Ganacsatada magaalada Muqdisho, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay amar dhawaan kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir, oo farayay in ganacsatadu ay goobahooda ganacsiga u jartaan warqadda dembi la’aanta.

Maxamuud Maariya oo ah ganacsade tan iyo 1981-dii maqaayad ku leh Muqdisho, ayaa sheegay in noloshiisa aanu maqlin warqad dembi la’aan lagu sheegay, oo loo jarayo xarun ganacsi.

Halkaan ka Degso Warka Ganacsatada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.