Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsGanacsatada Suuqa Banaadir ee Muqdisho oo Ka Cabanaya Lacago Baad ah.

Ganacsatada Suuqa Banaadir ee Muqdisho oo Ka Cabanaya Lacago Baad ah.

Dadka ku ganacsada isgoyska Banaadir ee degmada Hodan, ayaa ka cabanaya lacago baad ah ay kusoo rogtay Dowladda Fedaraalka.

Waxay sheegeen in askar hubeysan ay ka xireen goobahooda ganacsi, lacago baad ah oo ka dheeri ah kuwii horana ka doonayaan.

Dhaqaalo xumo ayey ka sheegteen, iyadoo ay horay uqubteen goobo ganacsi oo ku yaalla halkaasi.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.