Thursday, April 10, 2025
HomeAll NewsGanacsiga Magaalada Boosaaso oo Laga Deyrinayo.

Ganacsiga Magaalada Boosaaso oo Laga Deyrinayo.[DHAGEYSO]

Qeybaha kala duwan ee ganacsatada iyo bulshada ku nool magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen, in dhaqaalaha magaaladaasi uu halis ku jiro.

Waxa ay sheegeen in gabi ahaan suuqayada magaalada uusan ka jirin dhaq dhaqaaq la taaban karo, wax walibana ay cirka isku shareereen.

Qaar kamid ah ganacstada iyo bulshada ku dhaqan magaalada ayaa ka waramaya dhimaatadaan, iyagoo tilmaamay in ganacsiga uu uxiran yahay madaxda maamullada ay shisheeyuhu ka dhisteen dalka.

Halkaan ka Degso Warka Boosaaso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.