Maanta waxaa gabi ahaanba ay ganacsatadu xireen suuqa Bakaaraha sababo la xariira canshuurta iyo baadda ay ka rabto Dowladda Fedaraalka oo aad ugu badatay.
Arrintan waxaan ka wareysanay Afhayeenka Nuqabada Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir Nabadoon Maxamad Axmad Guuleed (Fartaag) wareysiga oo uu inoo qaaday Cabdulaahi Soomaali ayaa wuxuu u dhacay sida tan.