Dadkan goob joogayaasha ah oo ku sugan degaanka sabadii ayaa ka warramay dagaalka iyo sida uu udhacay.
Waxay sheegeen iney indhahooda ku arkeen hub farabadan badan iyo meydad bilqan fagaarihii lagu dagaallamay.