Wednesday, April 2, 2025
HomeAll NewsGoob Jooge ku Sugan Magaalada Cali Gaduud oo Uwarramay Idaacadda Al-Furqaan.

Goob Jooge ku Sugan Magaalada Cali Gaduud oo Uwarramay Idaacadda Al-Furqaan.

Qof goobjooge ah oo ku sugan magaalada Cali Guduud ee gobolka Dhexe ayaan ka wareysanay xaaladda magaalada oo saakay dagaal udhaxeeyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa DowladdA Fedaraalka uu ka dhacay.

Goob joogahan ayaa inoo sheegay in xaalka magaaladu yahay mid degan.

Halkan ka Degso Nin ku sugan Masaajid Cali Guduud.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.