Waa barnaamij cusub oo aan ugu magacdarnay Islaamka iyo Bulshada, kaasoo aan isku dul taageyno mowduucyo muhiim ah oo xiriir la leh Bulshada Muslimka ah, waxaana marti ku ah shakhsiyaad isuga jira culimo iyo hogaan, wuxuu soo geli doonaa maalin kasta oo Khamiis ah, saacaddu markay tahay 09:00 oo barqanimo insha’allaah.
Halkaan ka Degso Goos Goos- Barnaamijka Islaamka Iyo Bulshada