Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin gudbineysaa Barnaamij gaar ah oo si qota dheer usoo gudbinaya dhacdooyinkii saameynta iyo hadal-heynta laha ee sanadkan sii galbanaya ee 1446-da ka dhacay caalamka, kaas oo bixi doona galabta saacaddu markey tahay 4:30 oo galabnimo insha’allaah.
Halkaan ka Degso Goosgoos- Sanad iyo Sooyaal