Friday, May 16, 2025
HomeAll NewsGuddiga Doorashooyinka Itoobiya oo Aqoonsigii Xisbinimo Kala Noqday TPLF.

Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo Aqoonsigii Xisbinimo Kala Noqday TPLF.

Waxaa dhawaan aqoonsiga laga laabtay xsibiga dhanka siyaasadda ku qaabilsan kooxda ku hubeysan ee TPLF, taasoo dhexdeeda uu khilaaf hareeryay.

Gudiga doorashooyinka xukuumadda Adis Abab ayaa dhawaan aqoonsigii xisbinmo kala laabtay, ururka dhanka siyaasadda uqaablisan TPLF, wuxuuna war uu soo saaray ku sheegay iney idlaatay muddo loo qabtay xisbigan si ay usoo buuxiyaan shurdihii ay isku soo diiwaangelinayeen.

Halkaan ka Degso Warka TPLF

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.