Muuse Salaad Wehliye oo ah gudoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa waxa uu markii ugu horreysay ka warbixiyay, jabkii xoogganaa ee ciidankoodu kasoo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Moqokori ee gobalkaas.
Muuse ayaa waxa uu xaqiijiyay iney ku jabeen dagaalkaas, isagoo sidoo kale sheegay in looga laayay askar badan ayna ka dhaxleen khasaare culus.