Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsGudoomiyaha Moqokori ee Dowladda Fedaraalka oo ka Hadlay Jabkii Kasoo Gaaray Dagaalkii...

Gudoomiyaha Moqokori ee Dowladda Fedaraalka oo ka Hadlay Jabkii Kasoo Gaaray Dagaalkii ka Dhacay Magaaladaas.

Maxamad Cabdi Macow oo ah Gudoomiyaha magaalada Moqokori ee Dowladda Fedaraalka, ayaa ka hadlay jabkii kasoo gaaray dagaalkii ka dhacay magaalada iyo guuldarrooyinkii ka horreeyay ee ay la kulmeen bilooyinkii lasoo dhaafay.

Wuxuu sheegay in dagaalladaasi muddo sideed bilood ah ay maalin kasta uga dhimanayeen 16 askari, taasoo marka tiro koob la sameeyay ay kasoo baxday, in ku dhawaad sanadkaasi ay ka dhinteen kumanaan askari.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.