C/Fattax Xasan Afrax oo mar soo noqday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan ee Dowladda Fedaraalka, haatanna ah Siyaasi xildoon ah, ayaa sheegay in qiray in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay lasoo baxday Awood hor leh, islamarkaana kasbatay bulshada ku nool degaanada ay dhawaan la wareegeen.