Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsGurmad kasoo Baxay Ceelasha Biyaha oo Ku Dhacay Kamiin loo Dhigay.

Gurmad kasoo Baxay Ceelasha Biyaha oo Ku Dhacay Kamiin loo Dhigay.

Ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo gurmad u ahaa askartooda cagta lagu mariyay dagaalkii Sabiid, ayaa ku dhacay weerar dhabbagal ah oo ay degaanka Xaawo Cabdi ugu dhigeen ciidamo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Labo askari ayaa looga dhaawacay weerarkan, iyagoo jiidanaya ayeyna dib ulaabteen.

Halkan ka Degso FaahFaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.