Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsHaweenay Kamid ah Qurba Joogta Soomaalida oo ka Hadashay Tacadi ay Kala...

Haweenay Kamid ah Qurba Joogta Soomaalida oo ka Hadashay Tacadi ay Kala Kulantay Dowladda Federaalka.

Xaliimo Axmed Yuusuf, waa haweeney katimid dalka Swizerland, sanadihii u dambeeyeyna katirsaneyd Shaqaalaha Dowladda Federaalka.

Waxay sheegtay in saraakiil iyo madax katirsan Dowladda Federaalka ay kula kaceen gabood fallo kala duwan, iyadoo xabsi la dhigay, loona geystay tacadiyaad kala duwan.

Waxay sheegtay in waqti xaadirkan ay u baqeyso nolosheeda, lagana qaatay baasboorkii ay lahayd, ragga ay sheegtay iney dhibaateeyeenna waxaa kamid ah Mahad Salaad, oo ahaa taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Federaalka.

Halkaan ka Degso Warka Haweeneyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.