Dowro diini ah ayaa waxaa Magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose loogu soo Xiray Haweenka Daaciyaatka ah ee Maamulka Maraakizta Diiniga ah ee ku yaala magaalada.
Dowrada oo socotay muddo 4 maalmood ah ayay haweenku ku qaateen duruus kala duwan oo muhiim ah, waxaana munaasabad ka dhacday Jamaame loogu soo xiray dowrada.