Haweenkaan oo hilimka ku iibiya suuq ku yaalla magaalda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ayaa ka cabanayaya canshuuro xad dhaaf ah oo uu kusoo rogay maamulka la baxay Puntland ee ka arrimiya magaaladaas.
Waxa ay tilmaameen in lacagta ay ka helaan iibinta hilibka inta ugu badan looga qado canshuuraha uu maamulka soo rogay.
Waxa ay sidoo kale shegeen in askarta maamulka la baxay Puntland ay wadooyinka uga qadanayaan lacagihii yaraa ee u soo haray.