Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab guulo ballaaran kasoo hooyeen dagaallo ay ka billaabeen qeybo kamid ah goballada dalka gaar ahaan Sh-dhexe, ayaa waxaa arrintaasi si diirran usoo dhaweeyay haweenka ku dhaqan deegaanka Kuubyo-Barrow ee gobalka Sh-hoose.
Haweenka ku Dhaqan Kuunyo-Barrow oo si Diirran Usoo Dhaweeyay Guulaha Al-Shabaab.
RELATED ARTICLES