Dhacdooyinka aadka loo xusuusto ee Soomaaliya marti gelisay sanadka 1446-da hijriyada, waa dagaallo culus iyo malaaxim la isku hilboobay oo dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo askarta Dowladda Federaalka, kuwaasoo ay guushu ku raacday ciidamada Mujaahidiinta.
Hadaba walaalkeen Cabdiraxmaan Badar ayaa warbixintan wuxuu kusoo gudbinayaa howlgalladii iyo camaliyaatkii ugu caansanaa ee sanadka 1446-da hijriyada fuliyeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.