Iyadoo maamulka Sahyuuniyadda uu maalmihii u dambeeyay gebi dhacleyn waday, iskuna dayay inaanu fulin waxyaabihii horey loogu heshiiiyay, ayaa waxay Muqaawamada Filastiin shaaca ka qaaday iney dib u dhigeyso sii deynta maxaabiistii lagu ballansanaa, inta Yahuudda ay ka fulinayaan wixii horey loogu ballamay.
Heshiiska Xabad-Joojinta Qazza oo Wajahaya Caqabado Cusub. [Dhagayso Warbixin].
RELATED ARTICLES